Ereyada: Cabdiqafaar Ciise Cagoole
Luuqda: Khadra Daahir Cige
Inuu beer jacayloo
Kalgacayl ku baahiyo
Hadallada baroortii
Boogaha damqinayaan
Kugu baabay maqallay
Baxnaanadu siday tahay
Miyaad weli bestaa tahay
Allahayow ku sama bixiyeey
Ereyada: Cabdiqafaar Ciise Cagoole
Erayada: Ibraahin Ismaaciil “Cirrasuge”
Luuqda: Muuse Ismaaciil Qalinle iyo Saado Cali
Warsame
Qalinle
Cirguduudda waagiyo
Himirtoo casaatiyo
Canabkoo bislaadiyo
Cillal rays ku baxayeey