Showing posts with label Laxanka Saalax Qaasin Naaji. Show all posts
Showing posts with label Laxanka Saalax Qaasin Naaji. Show all posts

Saturday, August 31, 2019

Masalooy

Erayada: Maxamed Cumar “Huryo”
Laxanka: Saalax Qaasin Naaji
Luuqda: Khadra Daahir Cige

Masalooy masalooy
Danteennii murugtay baan
Maxaadh ku luuqayaa
Markaan talo meel dhigaba
Maxaad u maroorisaa
Muranka horta kuugu wacan?