Erayada:
Maxamed Cali Kaariye
Laxanka: Xasan-Garayd?
Luuqda:
Maxamed Axmed Kuluc iyo Xaliimo Cumar Khaliif (Magool)
Kuluc
Jacaylkan
i dhaawacay
Jacaylkan
i dhalanrogay
Jacaylkan
i dhaansaday
Jacaylkii
dhabta ahaa
Soo
dhowaatay halistii
Haddaad
iga dhaqaaqdee
Bal
inaan ku dhiirrado
Dhexdaan
xidhanayaa
Malmal
baan dhitaysanee
Dhoof
nooli kulantee
Ha
dhantaalin caashaqa
Dhakhso
iigu soo noqo