Showing posts with label waan soo baraarugayaa. Show all posts
Showing posts with label waan soo baraarugayaa. Show all posts

Friday, November 16, 2018

Waan Soo Baraarugayaa (Baraarug)


Erayada: Maxamed Cali Kaariye
Luuqda: Khadra Daahir Cige

Waan soo baraarugayaa
Badhtamaha habeenkii
Weli beerka xuunshadu
Waa kaa babbanayee
Bestay weeyee cudurkii
Waygu sii ballaadhee
Boholyow ma daayee
Naftayda aan badbaadshee