Erayada: Saxardiid Maxamuud Jebiye
Luuqda: Xaliimo Khaliif Cumar “Magool”
Aammin dumar ma yeeshoo Muuniso aqoon laa Shayddaan afuufee Islaannimo ka gudubtoo Faralkii illawdee Waxaad igu abuurtay Inaad igu illawdo Hadday kula ahaatay Amar Ilaahay weeye Umalka aan la luudo