Erayada:
Jaamac Saleebaan Tubeec
Laxanka:
Jaamac Saleebaan Tubeec
Luuqda:
Aamina Fayr Xuseen iyo Maxamed Saleebaan Tubeec
Aamina
Fayr
Galalowsin meel ay
Galowgiyo ugaadhii
Geesaha ka dhaafeen
Aday gogoli kuu taal
Galladdayda dhaaxaan
Geed iyo hadh jiifee
Hayga goosan caawaad
Iga gacan sarraysaa