Showing posts with label heesihii dagaalkii 77. Show all posts
Showing posts with label heesihii dagaalkii 77. Show all posts

Thursday, June 20, 2019

Haddii Aanan Dhulkaygow

Erayada: Axmed Saleebaan Bidde
Laxanka: Axmed Saleebaan Bidde
Luuqda: Muuse Ismaaciil Qalinle


Haddii aanan dhulkaygow
Dhuux cadaawe kuu karin
Haddii aanan dhulkaygow
Dhiig kuugu fooldhaqin
Haddii aanan dhulkaygow
Gobannimada soo dhicin
Soomaali kama dhalan
Maalkaaga maan dhaqan
Caanihiisa maan dhamin
Ciiddana dhab u ma ledin