Luuqda:
Khadra Daahir Cige iyo Cumar Xasan "Rooraaye"
Khadra
Ma
og tahay in badan baan
Kaa
aamusnaayoon
Afka
kaala baqayee
Ma
og tahay indhaha iyo
Uurkuba
daraaddaa
In
ay kuu ilmeeyaan
Kalgacayl
la ooyaan;
Ugub
kula midaan ahee
Sidaan
aabbahaa dilay
Oodda
hayga roganine
Umalka
iga daa!