Erayada:
Cabdillaahi Diiriye Sooraan
Laxanka:
Saalax Qaasin Naaji
Luuqda:
Hibo Maxamed (Hibo-Nuura)
Hibo-Nuura
Kalgacaylku
waa qani
Caashaqa
ka qara weyn
Qurux
iyo wanaag badan
Waana
shay ku qaaliya
Qiimaynta
aadmiga;
Labada
is la qaaddana
Qalbigooda
ka ma go’o
Waxa’n
igaba kaa qaban
Kuu
quudhi maayee!