Erayada: Muuse Cali Faruur
Laxanka: Xuuxuule (nin hilible ahaan
jiray buu ahaa)
Luuqda: Sahra Axmed Jaamac
Cosob raadi geeluba
Mar buu ciin ku daaqaa
Caadh iyo xadhaadh loo
Anna ciilka kama koro
Mana daayo caashaqa
Cabashana ma waayee
Kii aan calmadayeen
Carro'edeg ka doortaa
I mariyay ceebtaa