Heeso Soomaali ah oo qoran
Erayada: Ibraahin Ismaaciil “Cirrasuge”
Luuqda: Muuse Ismaaciil Qalinle iyo Saado Cali Warsame
Qalinle
Cirguduudda waagiyo
Himirtoo casaatiyo
Canabkoo bislaadiyo
Cillal rays ku baxayeey