Showing posts with label Ma la dhuubtay awgaa. Show all posts
Showing posts with label Ma la dhuubtay awgaa. Show all posts

Wednesday, December 4, 2019

Ma La Dhuubtay Awgaa

Erayada: Cabdillaahi Cabdi Shube
Luuqda: Xuseen Yuusuf Tarabbi iyo Maryan Mursal Ciise 


Xuseen

Igu dheer e inantani
Waa taan dhursugayee
Dhuuniga u diidee
Hurda uga dhaqaaqee
Dheeheeda midabka le
Waa mid loo dhammeeyoo
Maba kala dhantaalnee