Showing posts with label Dhirtu waxay la ciirtaa. Show all posts
Showing posts with label Dhirtu waxay la ciirtaa. Show all posts

Thursday, August 1, 2019

Dhirtu waxay la ciirtaa


Erayada: Cismaan Aadan (Askari)
Luuqda: Sahra Axmed Jaamac


Dhirtu waxay la ciirtaa
Dhulku qaadi waayaa
Dhagaxuna ka ooyaa
Baddu dhiig ilmaysaa
Cirku dhibica daayaa
Ballan ruux intuu dhigay
Dhayalsaday dabeedoo
Wacadkiina dhaafee!