Erayada: Maxamuud Maxamed Yaasiin
(Dheeg)
Laxanka: Xasan Sabriye Afrax
(Xasan-Gareyd)
Luuqda: Maxamed Axmed Kuluc iyo
Xaliimo Cumar Khaliif (Magool)
Sida canabka beeraha
Ama kayn caleenliyo
Dhul cagaarku siman yahay
Caad iyo Garloogubay
Cosobkii ku yaalloo
Cawshu gaardiyaysoo
Cidi daaqin baad tee