Nala soo Xiriir

Waan soo dhoweynaynaa waxii talo ama faallo ah oo aad noo hayso. Sidoo kale waxaad noo soo diri kartaa xogta hees (ereyada, cidda curisay, laxanka iwm) aad rabi lahayd in aan boggeenna ku daabacno.


Email: heellooy2@gmail.com



4 comments:

  1. Asc wllayaal sxbyaal jaalleyaal waan salaamayaa dhamaan inta ku hawlan ee isku xil-qaantay xilna iska saartay keydinta fanka iyo ka war haynta dhaxlka umada Soomaaliyeed.
    Si mug iyo miisaanba leh ayaan ugu mahad celinayaa Hawl-wadeenada Mareegta HEELLOOY wadar iyo waaxidba.
    Waxan rabi lahaa hadii ay suurtogal tahay inaad mareegta u samaysaan meel lagu qori karo heesta uu qofku u baahdo inuu xogteeda helo (Search pottom).
    .....MAHADSANIDIIN.....

    ReplyDelete
    Replies
    1. WWW. Walaal waan kaaga mahadcelinaynaa bogaadinta.
      Heesta aad u baahan tahay waxaad ku qori kartaa sanduuqa dhanka midig ee kore ka muuqda ee 'search' ay ku qoran tahay marka aad kombuyuutar isticmaalayso. Haddiise aad mobile ka soo gasho marka hore waa in aad 'desktop view' doorataa.

      Delete
  2. aad ayaad umahadsantihiin heellooy
    waxan rabay in aan idinla socodsiiyo heesaha qaar in aysan shaqeenay dabagalna lagu sameeyo saxibayal

    ReplyDelete
  3. Heesta haku daalin deedaal iyo diigaa habeekii
    Waxaa curiyey cabdi iidaan
    Mar uu jacayl kudhacay aguu sameeyey heesahaa iyo heesta tidhaahda hadaan baalal leeyahay iyo xurmo daran oo uu makii uu ka niyad jabay inantii uu jeclaaday inna ugusoo loogsami wayday uu tiriyey

    ReplyDelete