Erayada:
Cabdi Cali Wayd
Laxanka:
Axmed Cali Cigaal?
Luuqda:
Axmed Cali Cigaal
Baddu
in ay madow dahay
Biyo
tahay ma og tahay!
Boodhariba
caashaqu
Batalaale
inuu dhiguu
La
soo booqdo ma og tahay
Anna
inaan riyada baas
Badhtamaha
habeenkii
Barkimadan
ku moodoon
Beerka
saaro ma og tahay