Erayada:
M. I. Warsame “Hadraawi”
Laxanka:
Cabdikariin F. Qaarrey “Jiir”
Luuqda:
Maxamed Mooge Liibaan
Waa
la ii addimay
Axaddii
sidaan
Kuu
eegayee
Araggeeda
tii aan
Ku
ildoogsadaay
Ma
illowsan tahay
Axdigii
aad martiyo
Meeshii
aad i tidhi
Waan
imanayaa?