Erayada: Saxardiid Maxamuud Jebiye
Luuqda: Xaliimo Khaliif Cumar “Magool”
Aammin dumar ma yeeshoo Muuniso aqoon laa Shayddaan afuufee Islaannimo ka gudubtoo Faralkii illawdee Waxaad igu abuurtay Inaad igu illawdo Hadday kula ahaatay Amar Ilaahay weeye Umalka aan la luudo
Intaad uubataysood Afka gacanta saartaad Aniga igu laaddee Axdigaynu dhigannaad Hoos u eegi waydee Waxaad igu abuurtay Inaad igu illawdo Hadday kula ahaatay Amar Ilaahay weeye Umalka aan la luudo Intaad uumanaydeed Igu aaranaysaa Arrimihii ka xoortee Axdigaynu dhigannaad Hoos u eegi waydee Waxaad igu abuurtay Inaad igu illawdo Hadday kula ahaatay Amar Ilaahay weeye Umalka aan la luudo Ajashaan dhammaan baa Ifka dib ugu raagtoo Asraa’iil ma qaadee Axdigaynu dhigannaad Hoos u eegi waydee Waxaad igu abuurtay Inaad igu illawdo Hadday kula ahaatay Amar Ilaahay weeye Umalka aan la luudo Intaad uubataysood Afka gacanta saartaad Aniga igu laaddee Axdigaynu dhigannaad Hoos u eegi waydee Waxaad igu abuurtay Inaad igu illawdo Hadday kula ahaatay Amar Ilaahay weeye Umalka aan la luudo
FIIRO: Ogaalkeenna heestani YouTube kuma jirto (marka laga reebo video-gaan aan hoos ku lifaaqnay). Heestan waxaa kaloo ku luuqeeyay Tubeec iyo Gacanlow.

Marka la yimaad fannaaniinta kor ku xusan, waxaa kale oo heestan qaaday Axamed M. Good 'Shimbir' weliba waxay u badan tahay in heestan asalkeedii uu SHIMBIR lahaa waayo kaydka Radiyow Muqdishu ayay ku jirtaa iyada oo loo tumayo qalab (instruments) kala duwan.
ReplyDeleteAad ayaad ugu mahadsan tihiin waanna bogaadinayaa qaabkan aad u soo badhigtaan heesaha.
Waxaad xustaan ruuxa curiyay, qifkii laxameeyay, cidda ku luuqaysa oo la socdaan erayadii oo qoran iyo codkii.
Mahadsanid, Indhageelle. Waa run oo asalkii heesta inuu Shimbir qaaday bay u badan tahay maadaama oo heestu ku bilaabmayso: aammin dumar ma yeeshoo...
ReplyDelete