Laxanka:
Axmed Gacayte Yuusuf
Luuqda:
Maxamed Axmed Kuluc
Diiggaa
habeenkiyo
Markuu
waagu daalaco
Duryamood
ogsoontoo
Daxayoo
badh kaga maqan
Dabuubta
uga yeedha;
Diinkuna
ma dhuunyado
Dareemada
abaartoo
Afka
wuu u diidaa
Hadduu
gugii ku daaqee